Muuse Biixi oo danjire Martinez u cadeeyey Mowqifka Somaliland ee wadahadalka Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan midawga yurub u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez. Kulankan ayaa iskugu jiray soo dhawayn iyo isbarasho, waxaanu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi uu safiirka warbixin ka siiyey xaalada guud ee Somaliland iyo horumarka ka jira. … Continue reading Muuse Biixi oo danjire Martinez u cadeeyey Mowqifka Somaliland ee wadahadalka Somalia (Daawo Sawirro)